(Sawirro) Kacdoon ka dhan ah Maamulka Somaliland oo ka curtay Magaalo kale

Banaanbax ay dhigayeen dadweyne ka careysan dil ay ciidamada Somaliland u geysteen qof shacab ah ayaa ka dhacay Magaalada Ceelafweyn oo katirsan Gobolka Sanaag. Wararka na soo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in dadka banaabaxa dhigayey oo careysnaa qaarkood ay siteen Calanka Soomaaliya iyagoo ku qaliyeynayey inay aysan doonayn Ciidanka Soomaliland ee degaanka ku sugan oo … Continue reading (Sawirro) Kacdoon ka dhan ah Maamulka Somaliland oo ka curtay Magaalo kale